Maxkamada ciidamada Qalabka sida qaybta 60-aad oo dil toogasho ah ku fulisay Askari Qof shacab ah Baydhabo ku dilay.
Muzamil Maxamed oo Shalay Dilay Cabdiwali Xasan Cali ayaa Asna Galabtay Lagu Toogtay Baydhabo.
Muzamil ayaa Bajaaj uu Saarnaa Cabdiwali oo 14 jir ahaa Waydiistay lacag Dhan 0.5 Doolar Balse Waa loo Diiday lacagtii Kadibna Wuxuu Rasaas ku Furay bajaajtii Taas oo Sababtay inuu Cabdiwali Halkaas ku Geeriyoodo.
Baydhano ayaa Badanaa Waxaa Ka dhaca Toogasho Qofkii Qof Dila arinka Layaab ka leh ayaa ah in mudo 24 Saac Gudahood Maantay Toogasho Horay looga Fuliyay Muzamil oo Ahaa Askari ka Tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Koonfurgalbeed.
Ad