Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta qaabilay xildhibaanada Beesha Direed, oo dood xoogan ka qaba magacaabida RW kuxigeen 2-aad, waxaana Xassan Sh uu sheegay in ay wada hadalada sii wadi doonan, horayna uu balankan siyaasadeed u galay.
Madaxweynaha ayaa dooda xildhibaanada ee magacaabida RW kuxigeen 2-aad uga jawaabay, in aysan hadda jirin wax dhaw, laakiin ay xildhibaanadu u fahmeen isdabaalin siyaasadeed, taas oo quus muujisay.
Saami qeybsiga ayay kahadleen xildhibaanada, gaar ahaana shaqaalaha rayidka, Safiirada iyo Kiiska Xildhibaanad Fowsiya ee AU oo ay sheegeen in aysan xaquuqdoodii helin.
Xassan ayaa ku dooday in dhammaan qeybaha dhaqaalaha ee dawladda ay haystaan dhinaca Beesha Direed, isagan aad loogu eedeeyo taas.
Ad