Home Wararka Maanta Muxuu ahaa Abwaanka NISA Dhawaan Xirtay ee Jilib Iska xaadiriyay?

Muxuu ahaa Abwaanka NISA Dhawaan Xirtay ee Jilib Iska xaadiriyay?

0

Warar Dheeraad ah ayaa Kasoo Baxaaya Abwaan Maxamuud Maxamed Ibrahim oo Ku Magac Dheeraa Abwaan Jeesto Kaaso oo Dhawaan ayay Xirtay NISA ayaa Lasheegay inuu Ku Biiray Kooxda Alshabaab Asagoo gaaray Degada Jilib ee Gobalka Jubada Hoose.

Abwaankaana ayaa Dhawaan Laxiray Kadib Markii Uu Bartiisa Facebook Kusoo Qoray:

Ciidamada laga Keenaayo Eretiriya Waxba matari Doonaan Sidi kuwii Hore ayaa Dabka Lagu Shubi Dionaa.

Sidoo kale Wuxuu Soo qoray Ciidamada ATMIS Markay Baxaan Waxaan Dhici Doona Isbadal wayn oo Dhulgariir ah

Wuxuu kaloo madaxweyne Xasan Shiikh Ku Tilmaamay naflacaari Timihii ku Baxeen Cidamada NISA ayaana Maalin kadib Xabsiga Dhigay Abwaan Jeesto.

Abwaan Jeesto ayaa Kasoo Jeeda Soomaaliland Waana Abwaan kii Sadexaad ee ku Biira Alshabaab Asagoo ku sugnaa Muqdisho Abwaan jeesto ayaa Alshabaab si wayn U taageeray Alshaaab asagoo ku sugan Muqdisho iyo Hargaysa.

ninkaan ayaana ayaana aad u cambaarayn Jiray Madaxda Dowlada Soomaaliya NISA oo Mudo Todobaad ah Xabsi Ku haysay ayaa Ugu Danbayn Sii daysay Balse Maantay ayay Soo Shaacbaxday inuu Ku Biiray Kooxda Alshabaab oo uu aad u tageersanaa.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleBeelaha Sacad iyo Leelkase oo Heshiis Gaaray
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Muuse Biixi Oo Shaaciyay Xilliga Qabashada Doorashada Somaliland