Home Wararka Maanta Musharrixii saddexaad ee Turkiga oo si rasmi ah u taageeray Erdogan

Musharrixii saddexaad ee Turkiga oo si rasmi ah u taageeray Erdogan

0

Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga ATA Sinan Ogan ayaa ku dhawaaqay in uu taageeri doono Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdogan wareega labaad ee doorashada Madaxtinimada.

“Waxaan ka dalbanayaa codbixiyeyaashii noo codeeyay inay sidoo kale taageeraan Mudane Recep Tayyip Erdogan,” ayuu yiri Ogan.

Sinan Ogan oo hadal ka jeediyay magaalada Ankara ayaa sheegay in door wax ku ool ah ay ka qaateen doorashada iyagoo helay 5.2 boqolkiiba codadka wareegii koowaad.

“Waxaan jabinay xaaladdii muhiimka ahayd ee lagu abuuray xisbiga HDP, waxaan ka dhignay wadaniyiinta Turkiga, waxaan ka qayb qaadanay in ay muuqato doorasho xoogan oo wadani ah oo ka dhacda Turkiga, waxaan ka dhignay musharaxiintii u soo baxday wareega labaad inay ku dheganaadaan hadalkeena.”

Waxaan abuurnay wacyigelin ku saabsan mabaadi’da aan la bedeli karin ee Dastuurka iyo fikradaha Turkiga.”

“Arrinta magangelyo doonka ee Turkiga waa arrin laga yaabo inay mustaqbalka dalkeenna ku yeelato kharashyo amni, dhaqaale iyo mid bulsho.

“Arrinta dhul-gariirku waa arrin deg-deg ah oo ku saabsan amniga qaranka, qoraalkayaga Wasaaradda Masiibooyinka oo aanu muddo dheer soo jeedinay, weli waa mid cusub.

“Siyaasadaha danta ku jihaysan ee dhaqaalaheena waa in dib loo eego.”

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMr Sheelare, Axmed Mire Iyo Rag kale oo Dhashiike ky laayay Dad Shacab ah oo lagu Xukumay Dil Toogasha ah
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Dilka Loogaystay Xayle Carabay Xiireey