Home Wararka Somaliya Galmudug Musharaxiinta Xildhibaanada Galmudug Lagu dooranayo oo Maanta Bilaabay isdiiwaan galinta (Sawiro)

Musharaxiinta Xildhibaanada Galmudug Lagu dooranayo oo Maanta Bilaabay isdiiwaan galinta (Sawiro)

0

si Loo gudagalo Doorashada Golaha Shacabka JFS ee Deegaan doorashoodu tahay Galmudug ayaa waxaa Maanta Bilaabatay isdiiwaan galinta Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya

Maanta waxaa is Diiwaan Galiyay Musharax, Mahad Cabdalla Cawad, waxuuna qaatay , shahaadada murashaxnimada ee HOP104.

sidoo kale waxaa asna isdiiwaan galiyay Musharax Xildhibaan Golaha shacabka Yuusuf Geelle Ugaas oo u tartamaya kuriga HOP#026 waxuuna buuxiyay sharuudihii guddiga doorashada Galmudug isaga oo qaatay shahaadadda musharaxnimada ee golaha shacabka.

Ad
Previous articleGuddiga Abaaraha Qaran iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo Maanta ka shiraya Abaaraha Dalka ka jira
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Macalimiinta Soomaaliyeed