Home Wararka Maanta Muqdisho: Nin Xaaskiisii Hore Tooray ku Dilay Kadibna Is Dhaawacay

Muqdisho: Nin Xaaskiisii Hore Tooray ku Dilay Kadibna Is Dhaawacay

0

Taliska Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa qoraal ay ku baahiyeen baraha bulshada ku sheegay inay gacanta ku soo dhigeen “Gacan ku dhiigle” dil u gaystay xaaskiisii hore.

Maxamed Ismaaciil Maame ayuu boolisku sheegay inuu deegaanka Garas baalley ku dilay marxuumad Xabiibo Xuseen Cabdullaahi isagoo toorrey ku dilay.

Wuxuu boolisku intaa ku daray in ninkaas u isaga qudhiisa dhaawac isku gaystay, haatanna lagu daweynayo isbitaal Madina, ayadoo dhawaanna sharciga la hor gayn dono.

Ad
Previous articleCiidamo Ruush ah oo gudaha u galay saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah
Next articleSidee khudraddan ay Soomaalidu aadka u isticmaasho uga hor tagtaa Kansarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here