Home Wararka Maanta Mukhtaar maxamed yerow oo ugubDanbayn Soogalay Gacanta Dowlada

Mukhtaar maxamed yerow oo ugubDanbayn Soogalay Gacanta Dowlada

0

Mukhtaar maxamed yerow Oo Alshabaab uyaqanaan Wariiri ayaa isku soo dhiibay taliska Nabad sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mukhtaar Oo Alshabaab uqaabilsanaa dhanka Jabhada ayaa ka howlgali jirey Gobolada Shabeelah hoose iyo Hiiraan.

Mukhtaar ayaa sheegay in uu usoo dulqaadan waayey dhibaatada duurka ku haysata Kooxda Alshabaab isagoona sheegay in xiligan la gaaray Dhamaadka Khwaaarijta oo awoodooda hoos udhacday.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Kenya Oo Deg Deg uga Laabtay Shircigii Sabab Banaanbixii Shalay
Next articleMaxaa Ku Dhacay Balankii Ahaa in Itoobiya Heshiis Aqoonsiga Soomaaliland Maantay Saxiixdo?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here