Home Wararka Maanta Mucaad Cabdullaahi Faarax oo Inta Si Xun loo Dilay Maydkiisa Wabiga Lagu...

Mucaad Cabdullaahi Faarax oo Inta Si Xun loo Dilay Maydkiisa Wabiga Lagu Tuuray

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo maanta ka dhacday gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si arxan darro ah loogu dilay wiil yar oo 9 sanno jir ahaa.

Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Mucaad Cabdullaahi Faarax, waxaana marka la dilay maydkiisa la raaciyay wabiga Shabelle ee dhex mara magaaladaasi.

Ehellada wiilka yar ayaa sheegay in maalmahaan uu ka maqnaa, balse ay maanta maydkiisa ka heleen wabiga dhexdiisa, isaga oo si arxan darro ah loo dilay.

Maydka Mucaad ayaa waxaa ka muuqday jirdil xoogan oo loo gaystay kahor inta aan la dilin, sidoo kale waxaa xarig looga xiray gacmaha iyo lugaha.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleXaflad Saxiixa Dhismaha Dekada Hobyo oo Ka socota Muqdisho
Next articleGolaha Wasiirada oo Laisugu Yeeray Kulan aan Caadi ahayn Kadib Bixitaankii Axmed Madoobe