Home Wararka Maanta Mid kamid ah Midowga Musharixiin oo Ka horyimid Qaabka Midowga Musharixiintu Wax...

Mid kamid ah Midowga Musharixiin oo Ka horyimid Qaabka Midowga Musharixiintu Wax ku Donayaan

0

Mowqifka Dahir Geelle

Waa Musharaxii u horreeyay oo ka tirsan Midowga Musharaxiinta oo si cad u muujiya mowqifkiisa, si ka duwan baaqyadii xalay ka soo baxayay shirkii lagu taageerayay Ra’iisul Wasaare Rooble, loogana soo horjeeday isku daygii afgambiga la damacsanaa in awood ciidan lagula wareego Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Ad