Home Wararka Caalamka Meydka Nin u ololeeya LGBT oo laga helay Caasimada Kenya

Meydka Nin u ololeeya LGBT oo laga helay Caasimada Kenya

0

Arbacadii, Edwin Chiloba oo Kenyan ah oo u dhaqdhaqaaqa LGBT ayaa laga helay isagoo ku duuduuban sanduuq bir ah oo taalla waddo ku taal galbeedka Kenya. Booliisku waxay ku tilmaameen dil arxan darro ah.

Ad