Home Wararka Maanta Meydad iyo Hub Tirabeel ah oo Dagaalkii saakay looga Furtay Alshbaab oo...

Meydad iyo Hub Tirabeel ah oo Dagaalkii saakay looga Furtay Alshbaab oo lasoo Bandhigay(Sawiro)

0

Ciidamada Jubbaland ee kusugan deegaanka BuulaXaaji ayaa aroornimadii hore ee saaka jab xoogan u geystay, kooxaha Alshabaab oo isku diyaarinayay in ay weerar ku qaadaan saldhig ay ciidamadu leeyihiin.

Ciidamada ayaa soo bandhigay, meydadka iyo hubkii ay wateen kooxaha Argagixiso ee ay kusoo duulaan tageen, tan oo ah jabkii ugu cuslaa oo Argagixisada soo gaara.

Jubbaland ayaa bilihii lasoo dhaafay kujirtay howlgalkan oo ay iskugu furtay deegaano muhiim ah.

Ciidamada Jubbaland ee kusugan deegaanka BuulaXaaji ayaa aroornimadii hore ee saaka jab xoogan u geystay, kooxaha Argagixiso oo isku diyaarinayay in ay weerar ku qaadaan saldhig ay ciidamadu leeyihiin.

Ciidamada ayaa soo bandhigay, meydadka iyo hubkii ay wateen kooxaha Argagixiso ee ay kusoo duulaan tageen, tan oo ah jabkii ugu cuslaa oo Argagixisada soo gaara.

Jubbaland ayaa bilihii lasoo dhaafay kujirtay howlgalkan oo ay iskugu furtay deegaano muhiim ah.

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhigiisa Jabuuti Ismail:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga

Israel oo Duqeymo ka geysatay Saldhigyo uu la Wareegayo Turkiga

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar. Afhayeenka ciidamada Israa’iil ayaa sheegay

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Ad
Previous articleMadaxweyne Deni oo war ka soo saaray xasaradaha Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya
Next articleCiidamada Police meletaaro oo Xiray Wadada isku Xirta Muqdisho Afgooye