Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ay waayadaan ka socotay Maxkamadeynta dhallinyaradii Hablaha u badnaa ee Tiktok-ga ayaa soo saartay maanta xunkooda.
Hablahaan hoos ku xusan oo ku eedeysanaa sida ay booliis-ku horay u sheegeen kicin dadweyne, hurinta dagaal sokeeye iyo faafinta anshax xumada ayey Maxkamaddi maanta ku xukumay mid kasta oo ka mid ah xarig 6 bilood ah.
Sihaam tahliil
Nashaad Nalka
Sacdiyo Galmudug
Iftin model
Anjal
Farxiyo Zoona.
Sidookale Labo qabdhood ayey maxkamaddu dib ugu celisay xorriyadooda kaddib markii wax dambi ah lagu waayay.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad