Home Wararka Maanta Maxkamad Switzerland ku taala oo 20 sano oo xabsi ah ku xukuntay...

Maxkamad Switzerland ku taala oo 20 sano oo xabsi ah ku xukuntay wasiir Afrikaan ah.

0

Maxkamad Swiss ah ayaa 20 sano oo xabsi ah ku xukuntay wasiir hore oo u dhashay dalka Gambia markii lagu helay dambiyo ka dhan ah bini’aadanimada.

Cusmaan Sonko ayaa u qaxay Switzerland 2016, wax yar uun kaddib markii Madaxweynaha Gambia Yaxye Jammeh xukunka xoog looga tuuray markii uu diiday in uu ogolaado in doorashada looga adkaaday.

Dawladdiisa ayaa lagu eedeeyay xadgudubyo dhawra.

Kaddib markii ururro aan dawli ahayn ay soo bandhigeen cadeymo muujinaya xadgudubyadii uu u geystay siyaasiyiinta mucaaradka ku ahaa Yaxye Jammeh, ayaa Cusmaan Sonko la xiray.

Qareenada Sonko ayaa sheegay in aanu masuul ka ahayn wixii dhacay.

In kastoo ay soo bandhigeen difaaciddan, haddana 55 jirkan soo ahaa wasiirka arimaha gudaha waxa lagu helay dil bareer ah, jirdil iyo xabsi sharci darro ah Arbacadii.

Waxase laga beri yeelay eedeyntii ahayd in uu kufsi geystay.

Racfaan ayuu ka qaadan karaa xukunka ay ku riday maxkamadda federaalka ee dambiyada ee magaalada Bellinzona.

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleDawladda Federaalka oo carabta garab uga dooneysa doonisteeda xubinimada Golaha Amaanka
Next articleCiidamado Farabadan oo Alshabaab Ka Saari Doona Galmudug oo Gaaray….