Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Mashruuc Dadka Muqdisho ka Farxiyay oo Maantay Muqdisho looga Dhawaaqay(Sawiro)

Mashruuc Dadka Muqdisho ka Farxiyay oo Maantay Muqdisho looga Dhawaaqay(Sawiro)

0

Mashruuca Gateway Complex oo ah mashruuc horumarineed ayaa maanta laga daah furay Muqdisho, kaasoo ay maalgelineyso Bankiga Premeir Bank iyo Maalgashadayaal Ajnabi ah.

Gateway Complex oo ah mashruuc horumarineed oo taariikhi ah ayaa qeyb ka ah dib u dhiska iyo kobcinta dhaqaalaha iyo kaabayaasha magaalooyinka Soomaaliya, waxaana uu noqonayaa mashruucii ugu horreeyay noociisa ee Soomaaliya laga hirgeliyo.

Gateway Complex ayaa ka kooban Hotel Five Star, Apartments, iyo xarunta shiratka Caalamiga ee Casriga oo aad loogu baahi qabay, waxaa kaloo qeyb ka ah Isbitaal casri, dugsi waxbarasho, suuq ganacsi oo weyn, iyo xarumo madadaalo oo tayo sare leh.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Markale Qaaday Talaabo lagu weeraraayo Axmed Madoobe
Next articleAxmed Madoobe oo Qaaday Talaabo uu kaga Hortagaayo Dulaanka Dowlada ee Gobalka Gedo