Home Wararka Maanta Masaajid Ku Yaalay Dhuusamareeb iyo Kitaabadii Ku Jiray oo lagubay(Sawiro)

Masaajid Ku Yaalay Dhuusamareeb iyo Kitaabadii Ku Jiray oo lagubay(Sawiro)

0

Dhuusamareb: Koox aan wali la aqoonsan ayaa xalay dab qabadsiidey Masjidkan oo ku yaala Xaafada Horseed ee Caasimada Galmudug.

Dhammaan agabkii masjidkan yaaley oo ay kujireen kutubtii qur’aanka ayaa la gubey, waxaana culimada masjidkan oo aan la xiriirney ay sheegeen in ay dhowr jeer hore ula kulmeen hanjabaadyo iyo dhagax tuur lagu hayey jameecada masjidka.

Masjidkan la gubey ayaa qayb ka ah xarumaha hoostaga dariiqada Axmadiyadda ee Ahlusunna Waljamaaca.

Booliska Dhuusamareeb ayaa Baadi goob Xoogan ugu Jira Cida Ka Danbaysa Falkaan Layaabka Leh ee Ka Dhacay Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleWaa kuma cunto-kariyihii Soomaaliga ahaa ee geeridiisa ay gilgilashay xaafaddii uu kaga noolaa Mareykanka?
Next articleWar DEG DEG AH:Alshabaab Doonaayay inuu Is Qarxiyo oo la Toogtay(Sawiro)