Home Wararka Caalamka Märtha Louise oo iskaga tagtay Shaqada Boqortooyada ee Norway Dhibaato ay kala...

Märtha Louise oo iskaga tagtay Shaqada Boqortooyada ee Norway Dhibaato ay kala kulantay Xiriirkeeda

0

Märtha Louise ayaa ku dhawaaqday inay iskaga tagtay matalaada Boqortooyada Dalka Norway iyo Qoyska.

Ka dib muddo dheer oo dhaleeceyn ah oo ka dhan ah amiirad Märtha Louise iyo ninkeeda Durek Verrett , boqorku wuxuu qaatay go’aan muhiim ah.

Boqorada looma ogola in ay matasho guriga boqortooyada, Märtha Louisena ayaa ka baxday shaqadeedii rasmiga ahayd.

“Amiirad Märtha Louise waxay doonaysaa inay gacan ka geysato kala soocida hawlaheeda gaarka ah iyo xiriirka guriga boqortooyada. Haddaba, amiiraddu, iyadoo la tashatay Boqorka iyo qoyska uu ka soo jeedo, waxay go’aansatay in wixii hadda ka dambeeya aanay qabanayn hawlaha rasmiga ah ee qoyska boqortooyada”.

Sidan ayay maanta maxkmada Norway ku qortay warsaxaafadeed ay soo saartay .

Taas macneheedu waxa weeye in amiirad Märtha Louise ay ka tanaasushay dhammaan taageeradii boqortooyada ee hay’ado kala duwan.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleGöteborg oo lagu Toogtay Nin Kamid Ah Dadka Deegaanka
Next articleUlf Kristershon oo sheegay in Sweden la Dagaalameyso Argagixisada isagoo ku sugan Ankara