Home Wararka Caalamka Mareykanka Oo Joojiyay Shixnado Bambaanooyin Ah Uu U Diri Rabay Israel

Mareykanka Oo Joojiyay Shixnado Bambaanooyin Ah Uu U Diri Rabay Israel

0

Mareykanka ayaa todobaadkii hore hakiyay shixnad bambaanooyin ah oo uu u diri lahaa Israa’iil sababo la xiriira walaaca laga qabo sii socoshada qorshaha Israa’iil ee ku aaddan duullaan dhulka ah oo ay ku qaaddo Marinka Rafax ee koonfurta Qasa.

Shixnaddan ayaa la sheegayaa in ay tahay tiro badan oo bambaanooyin ah oo aanu ku jirin hub kale.Israa’iil kama falcelin welwelka Mareykanka ee ku aaddan baahiyaha bani’aadamnimo ee dadka rayidka ah ee Marinka Rafax.

Balse tillaabadaan ayaa imaaneysa iyadoo Israa’iil ku adkeysaneyso in ay ka go’antahay qaadista weerrar dhulka ah oo ay ka fuliso Rafax, oo ay ku suganyihiin dad ka badan hal malyan oo Falastiiniyiin ah kuwaas oo markii horaba wajahayay xaalad adag oo nololeed.

Puntland oo Sheegtay in Xasan Shiikh uu u haray Hal Sano iyo Bar kana soo bixidoonaa Villa Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaciyay inuu halkiisii yahay mowqifka ay kaga soo horjeedaan dowladda Federaalka Soomaaliya, inta laga helayo isbeddel iyo garowshiiyo ka yimaada madaxda dowladda Federaalka. Wasiirka Warfaafinta

Barlamaanka Somaliya oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska iyo hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa

Dowlada oo ka hadashey Duqeymaha uu Imaaraatka ka Fuliyo Puntland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siinayay BBC-da laanteedi Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay doorka Dowladda Imaaratka Carabta iyo Duqeymaha dhowaanahaan ay ka geesanaysay Buuraha Calmiskaad ay ka

Weerarkii hoteel Qaahira ee magaalada Baledweyne oo lasoo Afjaray 24 Saacadood Kadib

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee Xalay soo afjaray weerar qaatay in ka badan 15 saacadood oo ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen waabargii hore ee shalay

Dowlada Somaliya oo Xirtay Dhamaan Website-yada Xiriirka lalahaa Kooxda Shabaab

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xirtay ilaa iyo 12 warbaahin, nooca mareegaha ah oo ay Al Shabaab lahaayeen, iyadoo horay dowladdu ugu guuleysatey xiritaanka in ka badan 30 bar mareeg
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Amaan kala Duldhacay Midowga Yurub
Next articleWar Deg Deg ah: Dowlada Soomaaliya oo Dalbatay in Degdeg loo Xiro Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya