Home Wararka Maanta Maraykanka oo 24saac Guduhood laba jeer u Hanjabay Madaxda Soomaaliya

Maraykanka oo 24saac Guduhood laba jeer u Hanjabay Madaxda Soomaaliya

0

Hanjabaadii labaad muddo ku dhow 24 saac gudahood.

Mareykanka ayaa ku hanjabay inuu qaadayo tallaabooyin ka dhan ah qaswadayaasha haddii jadwalka cusub ee Golaha Wadatashiga Qaran aan waqtigiisa lagu dhaqan gelin.

Xalay ayay ahayd markii sidaan oo kale Soo saaray Warqad uu ugu Hanjabaayo inuu Cunaqabatayn Kusaari Doono hadaan degdeg Doorasho loo Qaban.

Ad