Israa’iil waxay aroornimadii hore ee saaka garaacday inta badan saldhigyadii ay kooxda Lubnaan (Xulufada Iiraan) ku diyaarisay weerar ay kaga qaado dhinaca Talabib, waxaana si xoogan uga caawiyey Mareykanka, oo xogta, hubka iyo howlgalka deg deg ahba taageeray.
– Dhinaca Lubnaan, waxaa laga soo riday 300 diyaarad drone iyo Gantaal ah, balse Mareykanka iyo Israaiil ayaa sheegay in laga hortagay dhammaan, 700-na oo madfacna lagu burburiyey dhulka Lubnaan inta aan latuurin.
– Wasiirka Difaaca Talabiib ayaa ku dhawaaqay in ay jawaabta dhinaca Lubnaan ee halista ahayd kahortageen, meeshana laga saaray hadda, feejignaana ay jirto.
– Mareykanka ayaa sheegay in cid kasta oo xagga Israaiil eegta, ama isku dayda weerar ay beegsan doonan, iyadoo hanjabaadan ay ku socoto dhinaca Iiraan, oo xalay sii sheegtay in ay jawaabi doonto.
– Hawada Barriga Dhexe ayaa cidlo ah, garoonka diyaaradaha ee Ben Gurion, ayaa la xiray marklae maanta.
Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula
War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu