Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Dowlada Galmudug mudane Ahmed Mohamed Ali (Cantoobo) ayaa Magaladda Dhusamreeb kusoo dhaweyay wafdi uu hoggaaminaayo
Magatte Guisse oo ah u qaabilsanahaUNHCR ee Soomaaliya oo maanta soo gaaray Dhusamareeb .
Imaatinka wafdigaan ayaa daaran xal u helidda barakacayaasha gudaha deegaannada Galmudug iyo Barnaamijka Xasilinta degaanada laga xoreynayo Cadawga.
Soo dhaweyn kadib wafdigaan ayaa Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ku qaabilay qasriga Mataxtooyda Galmudug.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad