Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Masar la Saxiixday Heshiis Difaaca Xuduudaha Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Masar la Saxiixday Heshiis Difaaca Xuduudaha Soomaaliya

0

Madaxwaynaha dalalka Soomaaliya Xasan shiikh Maxamuud iyo kan Masar ayaa goobjoog kanoqday saxiixa Heshiiska iyo Habmaamuuska ay kuwada howlgalayaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo Masar.

Madaxweynaha Masar ayaa kulan gaar ah oo uu layeeshay madaxweyne Xassan Sh u sheegay in ay Masar garabjoogto Soomaaliya, oo ay difaacayso madax banaanideeda dhuleed.

Cabdifitaax Al Sisi ayaa balan qaaday, taageero ay siin doonto Qaahira ciidamada xoogga dalka iyo lahowlgalida oo ay horeyso sugida amniga xaduudaha, sida uu sheegay Afhayeenka madaxtooyada Masar.

Ad
Previous articleDibadbax Maalinkii Labaad Kasocda Magaalada Muqdisho
Next articleCiidamada Sudan oo iska diiday in ay ka qeyb galaan wadahadallo ay Mareykanka garwadeen ka yihiin