Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Asmara

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Asmara

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho qaadan doonta labo cisho, iyadoo safarkan uu yahay kii 7aad oo dalkaas ku tago tan iyo 15 May 2022, markii dib loo doortay.

Safarkan ayaa ka duwan safaradii hore oo Madaxweynuhu inta badan aanay wax mas’uul sare aanu ku wehlin jirin, waxaase safarkan ku wehliya Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Macalin Fiqi iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Madaxtooyada.

Ad
Previous articleAlshabaab oo weerar ku Qaaday Saldhigaan oo ay Daganyihiin Ciidamada Dowlada Somaaliya
Next articleDuuliye diyaaradda Turkish Airlines oo ka soo baxday Mareykanka ayaa geeriyooday