Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee kenya

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee kenya

0

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto.

Xasan Sheekh ayaa noqonaya Hoggaamiyihii labaad ee dalalka Gobolka ah oo Hambalyo u dira Madaxweynaha la doortay ee Kenya Ruto, waxaa ka horreeyay oo u hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Ad