Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Madaxweyne Xasan shiikh oo kulankiisii ugu Horeeyey ee Baada Turkiga la Yeeshay

Madaxweyne Xasan shiikh oo kulankiisii ugu Horeeyey ee Baada Turkiga la Yeeshay

0

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa kulan labo geesood ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Ankara, iyadoo kulankan hordhac u yahay wada hadalada dowladda Turkiga garwadeenka ka tahay ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Kulankan oo ay ku wehliyaan labada Madaxweyne Wasiirada Arrimaha Dibadda, Gaashaandhigga, Warfaafinta iyo Taliyeyaasha Sirdoonka labada dal ayaa la filayaa in marka uu soo dhammaado ay billowdaan wada hadalada loogu kala dab-qaadayo Wafdiga ka kala socda Soomaaliya iyo Itoobiya.

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Ad
Previous articleWar Deg Deg ah:Ciidamada Dowlada oo Gabi ahaanba Lagaa Saaray Raaskanbooni
Next articleJubaland oo ku Dhawaaqday Guusha ay ka Gaartay Raaskanbooni