Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Gudoomiye cusub (Akhriso)

Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Gudoomiye cusub (Akhriso)

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xassan Cabdullaahi Cali u magacaabay gudoomiyaha Maxkamadda Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

 

 

Ad