Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga Ka Jaran Garoon Diyaaradeed oo isku Tashi...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga Ka Jaran Garoon Diyaaradeed oo isku Tashi Dadwayne lagu Dhisay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud.

Madaxweynaha oo ay wehliyaan Xubno ka mid ah Golayaasha Dowlada, Maamulka Degmada iyo guddiga dhismaha garoonka Diyaaradaha degmada balanbal ayaa si wadajir xariga uga jaray dhismaha garoonka diyaaradaha oo wajigiisa koobad soo dhamaaday.

Dhanka kale, Madaxweynaha oo bogaadiyay maalgelinta iyo dhismaha Garoonka diyaaradaha degmada balanbal isagoon sheegay in Dowladda Galmudug ay qeyb ka qaadan doonyo dhismaha iyo dhameystirka Garoonka Diyaaradaha balanbal.

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa bulshada degmada balanbal kula dardaarmay in lala shaqeeyo maamulka Cusub ee Degmada lagana gacan siiyo dhinac walba oo horumarinta bulshada ah.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleNin hubeysan oo dad Shacab ah ku laayey Jaamacad ku taalla Dalka Mareykanka
Next articleSoomaaliya oo laga cafiyey malaayiin dollar iyo Madaxweyne Xasan Shiikh oo war ka soo saaray(Sawiro)