Madaxweynaha DG Galmudug Ahmed Abdi Kaarie Qoorqoor, ayaa gaaray magaaladda Caasimaada ah ee Muqdisho iyada oo ay jirto xiisad ka dhalatay boobka doorashadda Golaha Shacabka BJFS ee laga diiwaan galiyay Dhuusamareeb iyo Baydhabo.
Ilo Muhiim ah Ayaa sheegaya in Safarka Qooroor uu la xiriiro kulamo uu la qaadanayo Midowga Musharixiinta oo sheegay “in aysan aqbali doonin boobka doorashada wixii ka soo baxana aysan aqoonsan doonin”.
Ahmed Abdi Kaarie & H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa lagu tiriyaa in ay Isbaheysi siyaasadeed la leeyihiin madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo
Ad