Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo la Kulmay Ismaaciil Cumar Geele Xili Uu Ka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la Kulmay Ismaaciil Cumar Geele Xili Uu Ka Qaybgalaayo arooska Saadaq Joon(Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar gaaban ku soo gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele.

Qoorqoor ayaa ka mid ah madax kala duwan oo Soomaali ah, kuwaasoo maalmahan ku sugan magaalada Jabuuti, iyagoo u tagay ka qeyb galka shirar iyo arrimo kale.

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ka qeyb galaya xaflad aroos oo halkaas ka dhaceysa taasoo ay isku guursanayaan gabar uu dhalay Madaxweynaha Jabuuti oo la yiraahdo Heybado Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xildhibaan Saadaq John oo ka mid ah xubnaha golaha shacabka Somalia.

Waxaa sidoo kale arooskaas lagu marti qaaaday Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud iyo iyo kan Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleSoomaaliland oo ku Farxaday Soona Dhawaysay Warsaxafadeed Kasoo Baxay Maraykanka
Next articleAlshabaab oo Si yaab leh u Duugay Maleeshiyaad looga Dilay Gobalka Shabeelada Dhexe(Sawiro)