Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Galabtay Dib ugu Soo laabtay Dhuusamareeb(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Galabtay Dib ugu Soo laabtay Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Madaxwaynaha Galmudug oo muqdisho ugu maqnaa howlo shaqo ayaa galabta dib ugu soo laabtey Caasimada Dowladda Galmdug ee Dhuusamareeb.

waxaa garoonka diyaaradaha uga hortagey oo kusoo dhaweeyay madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Cali Ciid, wasiiro, Xildhibaano, gudoonka gobolka, maamulka Degmada iyo qaybo bulshada kamid ah.

Qoor Qoor ayaana Tan Iyo Shirkii Madasha Wadatashi Qaran Ku sugnaa Magaalada Muqdisho Galmudug ayaa la Filaayay inay Dooeasho Aad o Wixii Ka Danbeeya Bisha November Balse Mamuuqato Saan saan taas.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleHay’ada Lacagta Aduunka oo Malaayiin Doolar u Fasaxday Dowlada Soomaaliya
Next articleKoonfur Afrika oo qarka u saaran waa’ cusub oo siyaasadeed