Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa laga helay xanuunka dunida asiibay ee COVID-19
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Erdogan ku sheegay in laga helay cudurka Coronavirus.
Wuxuu intaa ku daray in xaaskiisa Emine ErdoÄŸan iyana laga helay cudurka Covid-19, isagoo tilmaamay in xaaladooda ay aad u degan tahay.
Erdogan ayaa ku sheegay qoraalkiisa inuu gurigiisa isku karantiilay uuna halkaas ka sii wadi doono shaqadiisa iyo waajibaadka saaran.
Madaxweyne ayq Sheegay inay Dadka Soomaaliyeed ka Walwalsanyihiin Xanuunkq Haleelay madaxweynaha Dadlka Turkiga una Rajeeyey Caafmaad .
Ad