Warbaahinta Ruushku lee yahay ee Russia Today ayaa shaacisay in Madaxweynaha Somaliland uu ka degay dalka Imaaraadka Carabta oo uu ka helay casuumad raysmiya isla markaana loo soo diray diyaaradda Boqortooyada Imaaraadku leedahay ee Royaljet. Taas oo ku jirta diyaaradaha ugu qaalisan waddamada Khaliijka Carabta.
Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona saddex maalmood oo ah booqasho rasmiya oo uu waddankaas ku joogayo isaga oo la kulmi doona madaxda ugu sarraysa waddanka Isu taga Imaaraadka Carabta.
Ad