Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Eid iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya.
Wafdigan waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay caasimada Jigjiga Masuliyiinta Dowlad deeganka Soomaalida.
Madaxweyne ku-xigeenka iyo Wafdigiisa waxay Magaalada Jigjiga uga qayb galayaan Shirka Amniga Xuduuddaha ee Dariswanaaga,
Sidoo kale waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qadan doona Masuliyiinta ugu saraysa Dowlad Deegaanka Soomaalida.
Ad