Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland ayaa tagay Dolow, dhowr todobaad ayuu ku sugnaa Adisababa isaga iyo wefdigiisa kulamo ay layesheen Saraakiiil Itoobiyo ka tirsan wali faah-faahin kama soo bixin. Magaaloyinka Baladxaawo iyo Luuq ayuu tagidonaa sida wararka shegayaan.
Magaalada Dolow wali garonkeeda waa uu xiranyahay xaalada kale magaalada ayaa degan waxaa saaka hore Amniga magaalaada adkeynayay ciidamada Itoobiyo madaama uu imaanayay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland.
Ad