Home Wararka Maanta Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka haray Tartanka Ra’isul Wasaaraha cusub

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka haray Tartanka Ra’isul Wasaaraha cusub

0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali ciid ayaa ka Tanasulay utartamida xilka Ra’isul Wasaaraha Dalka, Maadaama uu ka mid ahaa xubna loo saadaalinayay in loo Magacaabayo xilka Wasiirka 1aad

Qoraal uu ku Soo qoray Bartiis Facebook ayuu Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Daahir ciid  ku Sheegay inuu Tartankaasi ka haray

Halkaan ka Akhriso Qoraalka.

Ad