Home Wararka Maanta Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay (Sawiro)

0

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo safar shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug

Madaxweyne Ku – xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan labada golle ee Dowladda Galmudug.

Soo dhaweyn ka dib Madaxweyne Ku xigeenka Ayaa Loo galbiyay Madaxtooyada Galmudug, waxuuna Ka warbixin doonaa Shaqadii uu ka Soo qabtay Magaalada Muqdisho oo Maalmihii la Soo dhaafay ku sugnaa

Ad