Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Ukraine oo qaaday tallaabo dhif iyo naadir ah

Madaxweynaha Ukraine oo qaaday tallaabo dhif iyo naadir ah

0

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar dhif ah ku tagay furinta dagaalka ee dhinaca koonfureed, xilli ay ciidamadiisa horumar gaabis ah ka samaynayaan dagaalka ka socda gobolkaas.

Hoggaamiyaha Ukraine ayaa booqday magaalooyinka Mykolaiv iyo Odesa, oo ah meelaha ay bartilmaameedsadeen militeriga Ruushka ee isku dayaya inay qabsadaan xeebta Badda Madow.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar dhif ah ku tagay furinta dagaalka ee dhinaca koonfureed, xilli ay ciidamadiisa horumar gaabis ah ka samaynayaan dagaalka ka socda gobolkaas.

Hoggaamiyaha Ukraine ayaa booqday magaalooyinka Mykolaiv iyo Odesa, oo ah meelaha ay bartilmaameedsadeen militeriga Ruushka ee isku dayaya inay qabsadaan xeebta Badda Madow

Ad