Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday Isku day Dil waa

Madaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday Isku day Dil waa

0

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka badbaaday isku day dil la rabay in lagu khaarijiyo.

Ciidamada Turkiga ayaa ku guulaystay in ay furfuraan Miino nooca dhajiska ahoo lagu xiray Gaari Sarkaal Booliis ah uu watay Sarkaalkaas oo qayb ka ahaa ilaalada Madaxweynaha wadankaas Erdogan kaas oo maanta booqasho ku joogay gobolka Siirt ee Koonfurta Bari ee dalkaasi halkaasi oo la filayay in ay ka bilaawdaan Banaanbaxyo lagu taageerayay Madaxweynaha.

Qalabkan miino ee Gaariga lagu xiray ayaa la helay daqiiqado ka hor inta uusan bilaaban dibadbaxa waxaana wararka sheegayaan in lala damacsanaa in la qarxiyo marka ay soo dhaqaaqaan Gawaarida Madaxweynaha Galbinaysay.

Laamaha Amaanka ee Turkiga weli ma bixin faah faahin dheeraad ah oo ku aadan dhacdadan.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMaxaad Ka taqaanaa Liiska NISA ka Tirsan oo Musharaxiinta ah
Next articleQaramada Midobey oo Waqtiga u kordhiyay Kooxaha La dagaalaynaa Burcad badeeda