Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Asmara, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.
Ujeedka safarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ah inuu Dowladda Eritrea uu ka xog-waraysto Xaalada dhalinyara Soomaaliyeed oo Tababar Loogu qaaday Wadankaan
Dowladii Hore ee Farmaajo ayaa lagu Eedeeyay inay Dayacday Boqolaal dhalinyara ah Kuwaas oo la Sheegay in Laga qeyb-galiyay Dagaal ka dhacay itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa Laga sugayaa Go’aanka ugu dambeeya ee ku saabsan Dhalinyaradaas
Ad