Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay Go’anka ay Qaateen Sweden iyo Finland ee...

Madaxweynaha Ruushka oo ka hadlay Go’anka ay Qaateen Sweden iyo Finland ee NATO

0

Ma aha Dalalka Sweden iyo Finland inuu dhib ka jiro haddii dalalku ku biiraan NATO, ayuu yiri madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Taa beddelkeeda, wuxuu ka digayaa in NATO ay ku ballaarin karto kaabayaasha militariga ee waddamada Waqooyiga Yurub.

– Tani dhab ahaantii waxay kicin doontaa falcelin nooga yimaada, ayuu yiri Shalay isaga oo ku jira shir telefishan laga sii daayay oo ah Heshiiska Amniga Wadajirka, isbahaysiga milatari ee Ruushku hoggaamiyo.

Putin ayaa sidoo kale sheegay in Ruushku “ku xisaabtami doono” qorshayaasha NATO ee saamaynta wayn ee caalamka.

afhayeenka Putin Dmitry Peskov ayaa sidoo kale u muuqday inuu hoos u dhigay muhiimada ay wadamada Waqooyiga Yurub u leeyihiin xubinnimada NATO.

Waxa uu si cad u sheegay in aan xaaladda la barbar dhigi karin damaca Ukraine ee NATO. Ruushku wax khilaaf dhul ah kalama laha Finland ama Iswidhan, ayuu yidhi Peskov.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleSweden oo ku Dhawaaqday Go’ankeeda ku biirista NATO
Next articleDowlada Turkiga oo Ka Hadashay Dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud