Home Wararka Maanta Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho Soo gaaray (Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho Soo gaaray (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.

Wasiiro ka tirsan XFS,xildhibaano labada gole, masuuliyiin ka socotay xafiisyada Madaxweynaha iyo Kan Ra’iisal Wasaaraha ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho.

Ad