Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye( Qoorqoor) ayaa ugu hambalyeeyay guulaha ay Ciidamada huwanta ah ka soo hoyeen howlgalada ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ay waajib tahay inay sii wadaaan howlgallada ila inta degaannada Gobolka Mudug laga saarayo Al-Shabaab.
Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug.
Ad