Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Doorashadii kenya

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Doorashadii kenya

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor  ayaa ka hadlay Doorashadii ka dhacday Kenya iyo natiijadii Soo baxday

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha cusub ee Kenya, waxuuna la wadaagay Fariin shacab Dalka Kenya

Ad