Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid allaha u raxmadee, Abwaan Badal Jaamac Xersi (Laangare), oo caawa soo muuqday ayaa ku dilay degmada Kaxda ee duleedka Muqdisho xili uu salaadii maqrib ka soo baxay masjid ku yaalaas.
Madaxweynaha ayaa si guud ugu tacsiyeeyay ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna qoyska, qaraabada iyo xusulka marxuumka, Eebbe uga baryay inuu ka waraabiyo Janadiisa Firdowza ahaa
Abwaan Badal ayaa ka mid ahaa nabadoonada Galmudug, had iyo goor u taagnaa nabadeynta iyo dadaalada dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.
Ad