Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug galinkii danbe ee maanta.
Si weyn ayaa Loogu soo dhaweeyay Magaalada waxaana Soo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee dowlada Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda .
Ad