Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Faah Furay Adeega Daadajinta Adeegyada Dowladda (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Faah Furay Adeega Daadajinta Adeegyada Dowladda (Sawiro)

0

Madaxweynaha  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caawa ka qeybgalay Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay Barnaamijka Daadejinta Adeegyada Dowladda Galmudug.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dib uheshiisiinta iyo Federalka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Guddiga Daadejinta Adeegga, xubno ka tirsan Labada gole ee Dowladda Galmudug, xubno ka tirsan labada gole ee BFS, Gudoomiyayaasha Degmooyinka Galmudug iyo masuuliyiin kale.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa si rasmi ah u Daahfuray Hanaanka Daadejinta Adeegyada DGM oo dhawaan si buuxda uga hirgali doona deegaanada Galmudug

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (Sawiro)
Next articleWafdi ka socda Midowga Arika oo Maanta imaanaya Muqdisho