Home Wararka Maanta Madaxweye Axmed Madoobe oo shaaciyay Xubnaha Musharaxiinta ee aqalka sare

Madaxweye Axmed Madoobe oo shaaciyay Xubnaha Musharaxiinta ee aqalka sare

0

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland oo si rasmi ah u shaaciyay qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona doorashada aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Guddiga hrgelinta dorashooyinka u gudbiyay  qaar kamid ah liiska xubnaha ku tartami doona doorashada aqalka sare qeybta Jubbaland

Xubnaha uu Axmed Madoobe gudbiyay oo gaaraya 9 Xubnood, waxaana kujira Siyaasiyiin Xaan ka ah deegaannada Jubbaland, waxaana musharixiinta ay ala yihiin.

Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag

Axmed Maxamed Jaamac

  1. Xalimo Jaamac Maxamed

Cabdirisaaq Maxamed Cismaan

  1. Ilyaas Badal Gaboose

Maxamed Axmed Sayid

Sharmake Maxamed Cabdi

  1. Ibrahim Yacquub Ismaacil

Maamulka Jubbaland ayaa waxaa la filayaa in uu noqdo Maamulkii ugu horreeya ee bilaaba doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare, iyada oo maamulada kale ee dalka aysan xilligaan u muuqan kuwo doorasho bilaabi kara.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleCiidanka Xasilinta Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland oo ku baxay Shaqaaqada ka dhacday Duleedka Gaalkacyo
Next articleXeer ilaalinta Maxkamada oo war xasaasi ah ka soo saartay Kiiskii ikraan Tahliil