Home Wararka Maanta Madaxwene Ruto oo kala diray goloha wasiirrada

Madaxwene Ruto oo kala diray goloha wasiirrada

0

Madaxweyne William Ruto ayaa kala diray golahiisa wasiirada, marka laga reebo madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gachagua iyo Musalia Mudavadi oo ahaa madaxii wasiirada.

Wuxuu sheegay in go’aankan uu qaatay ka dib dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Kenya ee qasabka ka dhigay in madaxweynaha uu ka noqdo sharciga maaliyadda ee 2024 iyo “ka dib markii la tix-geliyay codsiga Kenyanka, iyo qiimeeyntii golaha wasiiradayda”.

Ad
Previous articleSomalia iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis taariikhi ah
Next articleXasan shiikh oo Hanjabaad Culus u diray Dadka Qaraabada La Ah…..