Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay shir jaraa’id qabatay kaas oo looga hadlay arrimaha ka taagan dalka sida abaaraha iyo amiga.
Afhayeenka dowladda Cabdikariin Cali Kaar ayaa sheegay in muddo kadib saxaafadda loo ogolaaday in madaxtooyada ay su’aalo ku weydiso isla markaana qorshahoodu uu yahay in dadweynaha iyo saxaafadda ay haqabtiri doonaan xogta dowladda oo uu ku tilmaamay ‘hanti qaran’.
Wuxuu sheegay in madaxtooyada ay si joogto ah u qaban doonto shir jaraa’id oo looga hadlayo xaaladda dalka.
Ad