Home Wararka Maanta Madaxda Galmudug Hirshabelle iyo Konfur Galbeed oo R/W Rooble la Kulmay

Madaxda Galmudug Hirshabelle iyo Konfur Galbeed oo R/W Rooble la Kulmay

0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay caawa magaalada Muqdishu uga qeyb galaya kulan uu ku marti qaaday Raisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo koofur-Galbeed.

Waxaa Looga Hadlay Arima ay ka mid yihiin Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka dhawaan ay yeelan doonaan.

Ad