Home Wararka Maanta Maamulka Puntland oo soo qabtay Ku Dhawaad 300 oo ajaaniib ah

Maamulka Puntland oo soo qabtay Ku Dhawaad 300 oo ajaaniib ah

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxa laga helayaa howlgallo qorsheysan oo ay ciidamada ammaanka Puntland weli ka wadaan qaybo badan oo kamid ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Baari, kuwaas oo lagu xaqiijinayo amniga.

Howlgalladan ayaa waxaa si wadajir ah isaga kaashanayo ciidanka ammaanka gobolka Bari iyo kuwa Daraawiishta Puntland, kuwaas oo laba jibaaray dhaq-dhaqaaqooda, si looga hortago kooxda Daacish oo ku xooggan dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari.

Sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka Puntland howlgalladan oo qaatay maalmo badan ayaa intii ay socdeen waxaa lagu soo qabtay in ka badan 300 oo ajaaniib ah iyo Soomaali kale, kuwaas oo looga shakiyey inay xiriir laleeyihiin kooxda Daacish.

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka

Abaaraha ka jira Puntland oo Saameyn ku yeeshay 800,000 oo qof oo Halkaaasi ku Nool

Ku dhawaad 800,000 oo qof oo ku nool Puntland ayaa wajahaya xaalado nololeed oo aad u liidata, taasoo ka dhalatay roob la’aantii ka dhacday xilligii Deyrta 2024 iyo saadaasha roob

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.
Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh “Dadkayagu 50% ma haystaan Koronto ku filan
Next articleAlshabaab oo Doonaayay ina Askari ku Dilaan Muqdisho oo ayagii la Dilay